Dab khasaare hanti gaystay oo ka kacay Garoowe oo aan lahayn dab-damis

HomeWararka

Dab khasaare hanti gaystay oo ka kacay Garoowe oo aan lahayn dab-damis

Dab ayaa ka kacay kaalin shidaalka lagu iibiyo oo ku taala magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland. Dabka ayaa waxaa kadhashay khasaare maaliyadeed iyadoona wali xoogiisa uu socdo sida ay ku waramayaan wariyeyaasha radio Daljir ee goobta gaaray. Majirto wax dab damis ah oo goobta gaaray, iyadoona lasheegayo inay magaaladu lahayn wax dab damis ah.  

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Banaabax lagu taageerayo go’aanka waxgaradka Gobolka Sool oo ka dhacay Kalabaydh
Saraakiisha Mareykanka: Dhaxalsuge MBS oo hooyadi ka qariyey aabbihiis Boqor Salmaan (NBC News)

Dab ayaa ka kacay kaalin shidaalka lagu iibiyo oo ku taala magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

Dabka ayaa waxaa kadhashay khasaare maaliyadeed iyadoona wali xoogiisa uu socdo sida ay ku waramayaan wariyeyaasha radio Daljir ee goobta gaaray.

Majirto wax dab damis ah oo goobta gaaray, iyadoona lasheegayo inay magaaladu lahayn wax dab damis ah.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: