Raysal wasaare Khayre oo ka hadlay shirkii dhaqaalaha Davos (dhegayso)

HomeWararka

Raysal wasaare Khayre oo ka hadlay shirkii dhaqaalaha Davos (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay shirka dhaqaalaha adduunka ee ka dhacay magaalada Davos ee dalka Switzerland. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay inuu kulamo laqaatay madax ay kamid yihiin madaxa bangiga aduunka iyo hay’adda lacagta aduunka . Wuxuuna sheegay inay isla garteen in Soomaaliya  ay joogto halkii ugu wanaagsanayd. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6d84c4000100026c8d4e25/Raisulwasaaraha_Soomaaliya_Xasan_Cali_Khayre.mp3

Haweeney somaliyeed iyo Gabadheeda oo kamid noqday dadkii ku dhintay shilki diyaradeed Ethiopian Airlines (Daawo)
C/Risaaq Khaliif: “Waxaan aad ula yaabay taliska Muuse Bixi oo dhalinyaro xabaashooda soo fogeyeey
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay shirka dhaqaalaha adduunka ee ka dhacay magaalada Davos ee dalka Switzerland.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay inuu kulamo laqaatay madax ay kamid yihiin madaxa bangiga aduunka iyo hay’adda lacagta aduunka .

Wuxuuna sheegay inay isla garteen in Soomaaliya  ay joogto halkii ugu wanaagsanayd.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: