Raysal wasaare Khayre oo ka hadlay shirkii dhaqaalaha Davos (dhegayso)

Raysal wasaare Khayre oo ka hadlay shirkii dhaqaalaha Davos (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay shirka dhaqaalaha adduunka ee ka dhacay magaalada Davos ee dalka Switzerland.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay inuu kulamo laqaatay madax ay kamid yihiin madaxa bangiga aduunka iyo hay’adda lacagta aduunka .

Wuxuuna sheegay inay isla garteen in Soomaaliya  ay joogto halkii ugu wanaagsanayd.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com