MAANHADAL & Dhuusamareeb: Midowga Galmudug iyo Ahlu-Sunna (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL & Dhuusamareeb: Midowga Galmudug iyo Ahlu-Sunna (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaalmeel walba oo aad joogtan, kuna soodhawaadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkiba maalinta Jimcaha aad ka dhegaysataan Radio Daljir. Asbuucaan barnamaijka waxa aan ku sooqaadaneynaa midowga Maamulada Galmudug iyo Ahlu-Sunna Wal Jameeca oo shalay ku midoobay Dhuusamareeb, caasimada Galmudug. Barnaamijka waxaa Magaaladda Dhuusamareeb ka soo jeedinaya wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman). http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6b28b1010100937df09ae3/Maanhadal_Tallman_Dhuusa-marreeb.mp3

MAANHADAL: Khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Somaaliya & Kenya
MAANHADAL: Shirkii Wadatashiga Puntland & dhaqangalinta Qodobadi ka soo baxay (dhegayso)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan.

Kulanti wacan dhegaystayaalmeel walba oo aad joogtan, kuna soodhawaadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkiba maalinta Jimcaha aad ka dhegaysataan Radio Daljir. Asbuucaan barnamaijka waxa aan ku sooqaadaneynaa midowga Maamulada Galmudug iyo Ahlu-Sunna Wal Jameeca oo shalay ku midoobay Dhuusamareeb, caasimada Galmudug.

Barnaamijka waxaa Magaaladda Dhuusamareeb ka soo jeedinaya wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: