Waraysi Ubax Fahmo & Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee Daljir (dhegayso)

Waraysi Ubax Fahmo & Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee Daljir (dhegayso)

Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee radio Daljir waxaa uu todobaad walba uu idiinkaga yimaadaa radio Daljir xaruntiisa Bosaso, wariyaheena Daaqa Bashiir Maxamuud (Ladan) ayaa noo soo jeedinaysa, waxaana marti ku ah fanaanadda Ubax Fahmo oo ka mid ah fanaanta Soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com