Taliyihii Ciidanka Booliska Goldogob oo la dilay (dhegayso)

HomeWararka

Taliyihii Ciidanka Booliska Goldogob oo la dilay (dhegayso)

Xalay saqdhexe Waxaa lagu dilay Goldogob Gaashaanle sare General Cabdikamiid Warsame Cilmi. ,kadib shaki soo kala dhex galay ,isaga iyo laamaha amaank

RW kuxigeenka DFS Saalax Axmed Jaamac: “ahmiyadeenu waa inaan gacanta ku dhigno amniga dalko dhan.
Falanqeyn: Saadaal bixintii dabayleed ee laga cabsiqabay in ay Puntland ku dhufato iyo halkii ay ku dambaysay (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xalay saqdhexe Waxaa lagu dilay Goldogob Gaashaanle sare General Cabdikamiid Warsame Cilmi. ,kadib shaki soo kala dhex galay ,isaga iyo laamaha amaanka ,halkaasna uu ku dhintay taliyaha.

Sido kale Afar qof oo la socday Taliyaha ayaa Xabsiga la dhigay Waxaana uu ahaa gariga lagu dilay Taliyaha gaari beersoolka ah oo an dadka looga jeedin.

Taliyaha qabyta gobolka Mudug Axmed Cismaacil Cali oo la hadlay Radio daljir ayaa ka hadlay qaabku dilka u dhacay iyo Waxaa keenay shakiga.

Wariye Zubeer seekh Cabdi ayu Waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: