Reer Guura ka Cabanaya qabo daran Degaanadda Puntand (dhegayso)

Reer Guura ka Cabanaya qabo daran Degaanadda Puntand (dhegayso)

Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa ka jiray deegaanada Puntland qabow ba’an kaasi oo cabasho ay ka keeneen dadka xoolo dhaqatada ah oo aan haysan gabaad ay kaga dhuuntaan gaba danada dirraaceed iyo qabowga habeenkii .

Haddaba weriyaha RadioDaljir, Axmed Xuseen Cabdulqaadir , ayaa u kuurgalay qabowgan ku soo siyaasaday dadka magaalada iyo miyiga isagoo la hadlay qaar ka mid ah dadweynaha , waxna uu ka weydiiyay dhaxanta iyo qabowga siday u dareemayaan, kaddibna warbixintan ayuu inooga soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com