Koobka kubadda cagta ee dhalinta baracayaasha ee Qardho oo la qabanayo [dhegayso]

HomeWararka

Koobka kubadda cagta ee dhalinta baracayaasha ee Qardho oo la qabanayo [dhegayso]

Gudoomiyaha Sportiga Barakacayaasha Qardho ayaa sheegay in uu dhalinta barakacayasha Qardho uu u furayo koob kubadda cagta si sare loogu qaado isdhexgalka bulshada. Xasan Aways oo ka mid ah guddiga isboortiga ee dhalinta ayaa codsaday in gacan lagu siiyo qalabka cayaaraha kubadda cagta. Maxamuud Fantastic ayuuna u waramay http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a659ec70801008062d6908c/Waraysiga+xoogsade+Gudoomiyaha+Sportiga+barakacayasha+qardho+23_1_2018.mp3

Shacab khasaare kasoo gaaray qarax xalay kadhacay Muqdisho
Maxay ka wada hadleen Wasiirada Arrimaha dibadda Soomaaliya & Imaaraadka?
Taliska Dekadda Boosaaso oo Awaamir Cusub ku dhawaaqay (dhegayso)

Gudoomiyaha Sportiga Barakacayaasha Qardho ayaa sheegay in uu dhalinta barakacayasha Qardho uu u furayo koob kubadda cagta si sare loogu qaado isdhexgalka bulshada.

Xasan Aways oo ka mid ah guddiga isboortiga ee dhalinta ayaa codsaday in gacan lagu siiyo qalabka cayaaraha kubadda cagta.

Maxamuud Fantastic ayuuna u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: