Koobka kubadda cagta ee dhalinta baracayaasha ee Qardho oo la qabanayo [dhegayso]

Koobka kubadda cagta ee dhalinta baracayaasha ee Qardho oo la qabanayo [dhegayso]

Gudoomiyaha Sportiga Barakacayaasha Qardho ayaa sheegay in uu dhalinta barakacayasha Qardho uu u furayo koob kubadda cagta si sare loogu qaado isdhexgalka bulshada.

Xasan Aways oo ka mid ah guddiga isboortiga ee dhalinta ayaa codsaday in gacan lagu siiyo qalabka cayaaraha kubadda cagta.

Maxamuud Fantastic ayuuna u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com