Laba dumar ah oo ku geeriyootay qarax kadhacay Muqdisho

HomeWararka

Laba dumar ah oo ku geeriyootay qarax kadhacay Muqdisho

Laba haween ah ayaa ku geeriyootay qarax saakay ka dhacay ina waaxiga jaamacaddii Gahayr ee magaalada Muqdisgho. Qaraxu waxaa uu ka dhacay goob qashinka lagu daadiyo, waxaana labada ruux ee ku geeriyooday ay ahaayeen haween ka shaqaynayay naddaafadda. Ciidamada ammaanka oo goobta gaaray ayaa wada baaritaano kusaabsan qaraxa.  

XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO 23-JULY-2022
Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir (Dhegayso)
Shiinaha oo Soomaaliya u soodiraya Markab dagaal & Ciidamo

Laba haween ah ayaa ku geeriyootay qarax saakay ka dhacay ina waaxiga jaamacaddii Gahayr ee magaalada Muqdisgho.

Qaraxu waxaa uu ka dhacay goob qashinka lagu daadiyo, waxaana labada ruux ee ku geeriyooday ay ahaayeen haween ka shaqaynayay naddaafadda.

Ciidamada ammaanka oo goobta gaaray ayaa wada baaritaano kusaabsan qaraxa.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: