Reer guuraaga gobolka Karkaar oo ay soo wajahday xaalad adag [Dhegayso]

HomeWararka

Reer guuraaga gobolka Karkaar oo ay soo wajahday xaalad adag [Dhegayso]

Maamulka goboka Karkaar ayaa qaylo-dhaan kasoo saaray abaarta kajirta deegaanada kale duwan ee gobolka Karkaar. Waxaa uu sheegay inay xaalad adag ay wajahayaan dadka reer guuraaga ee gobolka ku dhaqan kuwaasi oo ay soo food saartay biyihii iy baadkii oo aan ku filneen. Hoos kadhagayso guddoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulaahi Maxamed Caato http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a63147a080100e54ad571f7/Codka+Gudoomiyaha+gubolka+karkar+caato+20_1_2018.mp3  

DFS oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay ka hortagga burcad-badeedda & Kalluumeysiga sharci darrada
Ahlu-sunna oo sheegtay inuu burburay heshiiskii ay la galeen DFS. (Daawo)
Odayaasha Xeraale oo Kaso horjeestay Shirka Galmudug iyo Ahlusunna u socda (dhegayso)

Maamulka goboka Karkaar ayaa qaylo-dhaan kasoo saaray abaarta kajirta deegaanada kale duwan ee gobolka Karkaar.

Waxaa uu sheegay inay xaalad adag ay wajahayaan dadka reer guuraaga ee gobolka ku dhaqan kuwaasi oo ay soo food saartay biyihii iy baadkii oo aan ku filneen.

Hoos kadhagayso guddoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulaahi Maxamed Caato

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: