MAANHADAL & Dhuusamareeb: Midowga Galmudug iyo Ahlu-Sunna (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

MAANHADAL & Dhuusamareeb: Midowga Galmudug iyo Ahlu-Sunna (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaalmeel walba oo aad joogtan, kuna soodhawaadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkiba maalinta Jimcaha aad ka dhegaysataan Rad

MAANHADAL: Doodda baarlamaanka ee hay’adda shaqaalaha rayidka (dhegayso)
MAANHADAL: Dilkii iyo kufsigii Gaalkacyo loogu gaystay Caasha ilyaas oo ahayd gabar 12 sano jir ah (dhegayso|daawo)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan.

Kulanti wacan dhegaystayaalmeel walba oo aad joogtan, kuna soodhawaadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkiba maalinta Jimcaha aad ka dhegaysataan Radio Daljir. Asbuucaan barnamaijka waxa aan ku sooqaadaneynaa midowga Maamulada Galmudug iyo Ahlu-Sunna Wal Jameeca oo shalay ku midoobay Dhuusamareeb, caasimada Galmudug.

Barnaamijka waxaa Magaaladda Dhuusamareeb ka soo jeedinaya wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman).

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: