Ciidamadda Booliska Gobalka Nugaal oo Wadda howlgal lagu Xaqiijinayo Amniga gobalka (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamadda Booliska Gobalka Nugaal oo Wadda howlgal lagu Xaqiijinayo Amniga gobalka (dhegayso)

Taliyaha qeybta Booliska gobalka Nugaal Faarax Maxamed farsame Daad oo Caawa Waraysi sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay howlgal xoogan oo maalmaha w

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga, Kobaca dhaqaalaha dalka, Dhismaha Ciidanka Xoogga dalka iyo qodobo kale.
Trump oo ka Digay Dagaal lagu “Hoobto” Yirina Koonfurta Kuuriya iyo Sacuudiga ha Bixiyeen Kharashka lagu Difaaco
Wasiiru dowlaha Maaliyadda ee Soomaaliya oo Afka Maayga ku raali geliyay dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed

Taliyaha qeybta Booliska gobalka Nugaal Faarax Maxamed farsame Daad oo Caawa Waraysi sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay howlgal xoogan oo maalmaha wadeen Ciidamadda Booliska gobalka ,kaas oo kula dagaamayeen gadiidka ku xirta muraayadaha Bacaha Madow ee bersoolka lo yaqaan.

Taliyaha ayaa sheegay in ganaax uu mutaysan Doono gadiidki lagu qabto isago ku xiranyahay Bacahaas madow,wuxuna sheegay in guddiga Amniga gobalka Nugaal soo saari donaa ganaxyada dadkaas mutaysa donaan.

Maxamed Lakiman oo daljir Garowe jooga ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: