Ciidamadda Booliska Gobalka Nugaal oo Wadda howlgal lagu Xaqiijinayo Amniga gobalka (dhegayso)

Ciidamadda Booliska Gobalka Nugaal oo Wadda howlgal lagu Xaqiijinayo Amniga gobalka (dhegayso)

Taliyaha qeybta Booliska gobalka Nugaal Faarax Maxamed farsame Daad oo Caawa Waraysi sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay howlgal xoogan oo maalmaha wadeen Ciidamadda Booliska gobalka ,kaas oo kula dagaamayeen gadiidka ku xirta muraayadaha Bacaha Madow ee bersoolka lo yaqaan.

Taliyaha ayaa sheegay in ganaax uu mutaysan Doono gadiidki lagu qabto isago ku xiranyahay Bacahaas madow,wuxuna sheegay in guddiga Amniga gobalka Nugaal soo saari donaa ganaxyada dadkaas mutaysa donaan.

Maxamed Lakiman oo daljir Garowe jooga ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com