Falaanqeyn: Midoowga labada Maamul ee Galmudug & Ahlusuna muxuu ku dambeyn doona? (dhegayso)

HomeWararka

Falaanqeyn: Midoowga labada Maamul ee Galmudug & Ahlusuna muxuu ku dambeyn doona? (dhegayso)

Maanta waxaa heshiis ku midoobay Maamuladda Galmudug iyo Ahlusunna, taas oo ay qabanqaabadiisa lahayd dowladda Madaxweyne Farmaajo. Hadabada maxay

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso | daawo)
Shirka Dunida Muslimka oo maanta ka furmaya Kuala Lumpur
Ciidanka Puntland oo Gaarey Deegaanka Karin iyo Howlgalo Kadhan ah Daacish oo Socda (dhegayso)

Maanta waxaa heshiis ku midoobay Maamuladda Galmudug iyo Ahlusunna, taas oo ay qabanqaabadiisa lahayd dowladda Madaxweyne Farmaajo.

Hadabada maxay ka dhigantahay midowga labada Maamul ee Galmudug iyo Ahlusuna? Waxaan arrimahaas Radio Daljir uga waramay C/Qaadir Sheekh ismaaciil, ahna Guddoomiyihii hore ee Guddiga Dastuurka Baarlamaanka Soomaaliya, ahna xeeldheere shuruucda dalka iyo heshiisyada caalamiga ah.

Wariye Xasan Heykal ayuu qadka telfoonka ugu warramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: