Shacabka Degmadda Qandala oo Wadda hormarinta degmadda Qandala (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Shacabka Degmadda Qandala oo Wadda hormarinta degmadda Qandala (dhegayso+Sawiro)

Degmada Qandala waxaa ka socda barnaamij loogu magacdaray Aayatiin deegaan Qandala kaas oo ka turjumaya in dadka deegaanka ay si iskood ah wax ugu qab

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)
Koob Kubadda Cagta degmooyinka gobolka Nugaal oo ka furmaya Mire Awaare Studium (dhegayso)
Cabdiwali Gaas iyo xildhibaan Cabdirashiid oo khilaaf uu soo dhexgalay iyo abwaanka oo la wareegay warbaahinta

Degmada Qandala waxaa ka socda barnaamij loogu magacdaray Aayatiin deegaan Qandala kaas oo ka turjumaya in dadka deegaanka ay si iskood ah wax ugu qabsadaan baahiyaha ka jira degmada Sida Nadaafada , Caafimaadka , Biyaha iyo Waxbarashada, Waxaana barmaanijkan qabka ah dhalinyaro ka soojeeda degmada qandala oo bulshada kuwacyi galinaysa in ay iskutashadaan oo aysan dowlad iyo hay,adba waxka sugin .

Hadaba Maxamed sheeq Muumin waa Gudoomiyaha kumeelgaarka ah ee Mashruuca iskutashiga aayatiin deegaan ee Qandala, Wariye Xasan Heykal ayuu ugawaramay sida uu Barnaamijkan uga hirgalay Degmada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: