Wafddi ka socda Qaramada Midoobey oo gaaray Dhuusamareeb

HomeWararka

Wafddi ka socda Qaramada Midoobey oo gaaray Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug waxaa saaka gaaray Wafddi ka socda Qaramada Midoobey kuwaas oo ka qeyb ah wufuudda ka qeybgeleysa dhameyst

Shir looga Hadlayo Hormarinta Farmasadda Gacanta oo Garowe ka Furmay (dhegayso)
Galmudug oo bilaabaysa qaadista Canshuuraha
Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray Dekedda Muqdisho

Magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug waxaa saaka gaaray Wafddi ka socda Qaramada Midoobey kuwaas oo ka qeyb ah wufuudda ka qeybgeleysa dhameystirka heshiiska Ahlu Sunna iyo Galmudug ee maanta lagu saxiixayo Magaaladaasi.

Waxfddigan waxaa hor kacaya ergeyga Qaramada Midoobey Wakiilka uga ah Soomaaliya Michael Keating iyo xubno kale oo ka socda Beesha Caalamka.

Xubnahan waxaa ay goobjoog ka noqon doonaan madasha lagu saxiixayo heshiiskii Ahlu Sunna iyo Galmudug ee ay labada Maamul isugu biirayaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: