Diyaarado duqeeyn ka gaystay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo

HomeWararka

Diyaarado duqeeyn ka gaystay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya diyaarado dagaal inay duqayn ka gaysteen deegaano ka mid ah gobolka Gedo. Guddoomiyaha deegaanka Cee

Wasiir Cawad oo maanta arqadaha Aqoonsiga Danjiranimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub ee France Ee Soomaaliya (Sawiro)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Faysal Cali Waraabe waa Somaliland, Somalilandina waa Faysal Cali Waraabe!

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya diyaarado dagaal inay duqayn ka gaysteen deegaano ka mid ah gobolka Gedo.

Guddoomiyaha deegaanka Ceelwaaq ee gobolka Gedo Xasan Cabdulaahi Maxamed ayaa sheegay duqaynta in lala beegsaday xubno katirsan Al-shabaab, inkastoo uu sheegay inay haynin khasaaraha dhabta ee gaaray.

Mareykanka ayaa horey duqaymo uga fuliyay gobolada Soomaaliya, tan iyo markii madxwaynaha Mareykanka uu soo saaray sharci dhigaya in la duqeeyo saldhigyada Al-shabaab iyo Daacish ee Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: