Faahfaahin: Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisi oo Gaalkacyo si Qurux Badan loogu Soodhaweyaay (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Faahfaahin: Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisi oo Gaalkacyo si Qurux Badan loogu Soodhaweyaay (dhegayso+Sawiro)

Madaxaweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si weyn lagu soo dhaweyeey Magaala

Wasirka Amniga Puntland oo Booqday Taliska Qeybta Gaalkacyo (dhegayso+Sawiro)
Golaha Wasiirada Puntlan oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadkan oo dhan $354,039,039 (daawo)
Nabadoon Maxamed Axmed Samatar oo shacaka degaanadda Roobku ka da’ay ee gobalka Bari in la so dhaweeyo reer guuraga

Madaxaweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si weyn lagu soo dhaweyeey Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug halkaas oo malmahan looga diyaar garoobayaay soo dhaweynta Madaxweynaha.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf kusoo dhaweyeey Kumanaan Shacab ah oo ay ka muuqatayo farxadweyn,taas oo ah inay mar arkaan madaxweynaha Somaaliya Farmaajo,waxaana shacabku xirnayeen Calankeena buluuga ah ee Somaaliya,iyo kan dowladda Puntland.

Warbixin Waxaa Gaalkacyo kaso diray Wariye shaafici Cabdulqaadir Warsame


 

 


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: