Site icon Radio Daljir

Faahfaahin: Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisi oo Gaalkacyo si Qurux Badan loogu Soodhaweyaay (dhegayso+Sawiro)

Madaxaweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si weyn lagu soo dhaweyeey Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug halkaas oo malmahan looga diyaar garoobayaay soo dhaweynta Madaxweynaha.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf kusoo dhaweyeey Kumanaan Shacab ah oo ay ka muuqatayo farxadweyn,taas oo ah inay mar arkaan madaxweynaha Somaaliya Farmaajo,waxaana shacabku xirnayeen Calankeena buluuga ah ee Somaaliya,iyo kan dowladda Puntland.

Warbixin Waxaa Gaalkacyo kaso diray Wariye shaafici Cabdulqaadir Warsame

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a5a2557030100e86889cdd4/Warbixinta+Safarka+Madaxwayanaha+somalia.mp3?_=1

 

 


Exit mobile version