Dhalinyaro ku Xiran Xabsi kuyaal Dalka Hindiya oo codsaday in Xabsiga laga saaro (dhegayso)

HomeWararka

Dhalinyaro ku Xiran Xabsi kuyaal Dalka Hindiya oo codsaday in Xabsiga laga saaro (dhegayso)

Dhalinyaro Sooomali ah oo Dalka Hidia Xuuno Horay ugu riday Dhameystay Xabsi gaaray 7 Sano lagana Siidaayay Xabsiyada 2 Bisha Hada aynu ku jirno kuna

Qarax khasaare dhaliyeey oo ka dhacay Muqdiso & Booliska oo faahfaahiyeey
Shacabka Galmudug oo Ugu Baaqay Xildhibaanada Galmudug inay Danta Shacabka Fiiriyaan (dhegayso)
War-murtiyeedka Shirka Iskaashiga Dowladaha Puntland iyo Galmudug. (dhegayso|Daawo)

Dhalinyaro Sooomali ah oo Dalka Hidia Xuuno Horay ugu riday Dhameystay Xabsi gaaray 7 Sano lagana Siidaayay Xabsiyada 2 Bisha Hada aynu ku jirno kuna nool hada Koonfurta Dalkaas ayaa Codsaday in Laga Saaro Dalkaas si dalkooda ay ugu soolaabtaan .

Dhalinyarada oo La Soo Xiriiray Radio Daljir ayaa Madaxda Dalka Codsii u diray si dalkaas looga soo saaro Waxay u warameen Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo Garoowe jooga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: