Taariikh kooban magaalada Caasumadda ee Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Taariikh kooban magaalada Caasumadda ee Garoowe (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland, waxaa lagu tiriyaa magaalo aan lahayn taariikh dheer marka laga hadlayo degmooyinka kale duwan ee Soomaaliya

Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha Denmark, Ireland iyo Poland
Ciidamada xaslinta gobalka Mudug oo mushaar la’aan ka cabanaya (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland, waxaa lagu tiriyaa magaalo aan lahayn taariikh dheer marka laga hadlayo degmooyinka kale duwan ee Soomaaliya iyo Puntlandba.

Hadana isbadalo waawayn ayaa ka muuqda magaalada tan iyo dhismihii Puntland oo ay si buuxda u noqotay magaalo la jaanqaada magaalooyin badan oo Adduunka ka mid ah.

Wariyaheena Faarax Yemeni ayaa warbixintan kusoo koobay taariikhda Garoowe ee tagtadii hore iyo maanta.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: