Taariikh kooban magaalada Caasumadda ee Garoowe (dhegayso)

Taariikh kooban magaalada Caasumadda ee Garoowe (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland, waxaa lagu tiriyaa magaalo aan lahayn taariikh dheer marka laga hadlayo degmooyinka kale duwan ee Soomaaliya iyo Puntlandba.

Hadana isbadalo waawayn ayaa ka muuqda magaalada tan iyo dhismihii Puntland oo ay si buuxda u noqotay magaalo la jaanqaada magaalooyin badan oo Adduunka ka mid ah.

Wariyaheena Faarax Yemeni ayaa warbixintan kusoo koobay taariikhda Garoowe ee tagtadii hore iyo maanta.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com