Kulan looga arrinsaday doorashooyinka dalka oo ka dhacay Caabudwaaq (dhegayso)

HomeWararka

Kulan looga arrinsaday doorashooyinka dalka oo ka dhacay Caabudwaaq (dhegayso)

Kulan wadatashi ah oo kusaabsan geeddi socodka doorashooyinka dalka ayaa xalay kadhacay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Guddiga doorasho

Dowladda Soomaaliya oo Karantiishay Afar qof
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman

Kulan wadatashi ah oo kusaabsan geeddi socodka doorashooyinka dalka ayaa xalay kadhacay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Guddiga doorashooyinka dalka, madaxwayne kuxigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa ka qaybgalay kulankaan oo dhanka kalle shacabka iyo maamulka looga arinsanyahay geeddi socodka doorashada iyo sidii ay dalka uga dhici lahayd doorasho kudhisan qof iyo cod oo dhacda guud ahaan dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: