Kulan looga arrinsaday doorashooyinka dalka oo ka dhacay Caabudwaaq (dhegayso)

Kulan looga arrinsaday doorashooyinka dalka oo ka dhacay Caabudwaaq (dhegayso)

Kulan wadatashi ah oo kusaabsan geeddi socodka doorashooyinka dalka ayaa xalay kadhacay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Guddiga doorashooyinka dalka, madaxwayne kuxigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa ka qaybgalay kulankaan oo dhanka kalle shacabka iyo maamulka looga arinsanyahay geeddi socodka doorashada iyo sidii ay dalka uga dhici lahayd doorasho kudhisan qof iyo cod oo dhacda guud ahaan dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com