Golaha iskaashiga Dowlad gobaleedyada oo Maanta warmurtiyeed soo saaray (Akhriso)

HomeWararka

Golaha iskaashiga Dowlad gobaleedyada oo Maanta warmurtiyeed soo saaray (Akhriso)

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa war-murtiyeed ay soo saareen waxaa ay uga soo horjeesteen go’aan ay Maxkamadda sare ee dalka dib ugu dhigta

Barnaamij Gaar ah oo Daljir Ka Diyaarisay Jaamacadda Cadduun Galkacyo (DHEGAYSO)
Shiinaha oo ka hadlay dulaanka Ukraine
Puntland: Wasaarada qorshaynta oo shaacisay dhaqangalka xeerka xog-Aruurinaha (Muuqaal)

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa war-murtiyeed ay soo saareen waxaa ay uga soo horjeesteen go’aan ay Maxkamadda sare ee dalka dib ugu dhigtay doorashada Kuraasta ka banaan golaha shacabka Soomaaliya.

Waxaana Golaha iskaashiga ku doodayaan in doorashada kuraastaas la siyaasadeeyay iyaga oo Guddiga doorashada madaxabanaan ugu baaqay in doorashadaas ay qabtaan.

Kuraastaas waxaa ka mid ah midka Taliyihii hore ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sambaloolshe oo laga soo doortay Hirshabeelle iyo Kursigii Wasiirkii howlaha guud Cabaas Sheekh Siraaji oo isna laga soo doortay Jubaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: