Maxamuud Axmed Tarsan: ”Puntland Waxa ay Horumarka ku Gaartay Waa Nabada Ay haysato iyo Aqoonta” (dhegayso)

HomeWararka

Maxamuud Axmed Tarsan: ”Puntland Waxa ay Horumarka ku Gaartay Waa Nabada Ay haysato iyo Aqoonta” (dhegayso)

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Ahna lataliyaha Madaxweynaha Soomalaiya dhanka Arimaha Siyaasada , kana mid ah

Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Laamaha Amniga Puntland Oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay degaano ku yaalla dhulka Buuraleyda Golis ee Gobolka Bari
Sarkaal Wasaaradda Arrimaha Guddaha DFS ka tirsana oo Muqdisho lagu dilay

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Ahna lataliyaha Madaxweynaha Soomalaiya dhanka Arimaha Siyaasada , kana mid ah Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxa uu Puntland ku amaanay Horumarka ay gaartay , Waxaa uu sheegay in Horumarkaasi ay ku gaartay labo arimood oo kala ah Amini iyo Aqoon.

Hadalkan ayuu Tarsan kasheegay Khudbad uu ka horjeediyey Ardayda Jaamacada Barigga Africa fara Garowe oo uu shalay madaxweynaha Booqday.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: