Faahfaahin: Madaxweynaha Dowladda Somaaliya iyo Wafdigiisi oo si Cajiib ah Qardho lagu soo dhaweyaay (dhegayso)

Faahfaahin: Madaxweynaha Dowladda Somaaliya iyo Wafdigiisi oo si Cajiib ah Qardho lagu soo dhaweyaay (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta si Cajiib ah lagu soo dhaweyaay Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar, iyada oo Fardo lagu soodhaweyaay Madaxweynaha.

Farmaajo waxaa ku waheliyaay Socdaalkiisa Madaxweynaha Dowladda Puntland Prof Cabdiweli Gaas, Xildhibaano, Wasiiro, iyo Siyaasiyin caan ka ah Dalka.

Warbixintan Waxaa ka soojeedinaya Xarunta Daljir Qardho Wariye Maxamuud fantastic

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com