Madaxweynah Somaliland Muuse Bixi oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti

HomeWararka

Madaxweynah Somaliland Muuse Bixi oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa xalay kulamo la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti. Waxaa uu k

Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo balantii uu ka qaaday Guuleed Yare oofiyay (Sawiiro)
Kheyre oo ku wajahan degmada Xudur ee gobolka Bakool (Sawiro)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa xalay kulamo la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti.

Waxaa uu kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil cumar Geelle oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin Xiriirka, Ganacsiga iyo dhanka Amniga. Sidoo kale Wasiirradda iyo taliyeyaashii ciidan ee la socday ayaa dhankooda la kulmay Wasiiro iyo taliyeyaal ciidan.

Madaxweynaha Somaliland ayaa booqashadii ugu horreyay tan iyo markii la doortay ku tagay dalka Jabuuti. Safarka madaxweynaha uu joogo dalka Jabuuti ayaa qaadan doona maalmo kooban, waxaana marti-qaad rasmi ah u soo diray madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: