Tartanka Ciyaaraha degmooyinka gobalka Bari & Sanaag oo si habsami leh Bosaso uga socda (Sawiro)

HomeWararkaCiyaaraha

Tartanka Ciyaaraha degmooyinka gobalka Bari & Sanaag oo si habsami leh Bosaso uga socda (Sawiro)

Garoonka kubadda cagta ee magaalada bosaaso waxaa ka socda tartanka ciyaaraha degmooyinka gobolada bari iyo sanaag,kaas oo ah mid xiiso leh maalmahana

Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir (Dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Garoonka kubadda cagta ee magaalada bosaaso waxaa ka socda tartanka ciyaaraha degmooyinka gobolada bari iyo sanaag,kaas oo ah mid xiiso leh maalmahana kasocday Caasimadda Ganacsiga Puntland ee Boosaaso.

Waxaa la sameeyaya isku aadka wareega sideed dhamaadka koobka ka dib markii lasoo gaba gabeeyay heerka guruubyada gudiga tartanka soo qaban qaabiyay ayaa istuudiyaha radio daljir ee bosaaso booqasho ku tagay waxayna marka hore ku bilaabayaan marxaladihii uu kooban soo maray qaabka ay isku aadka u sameyeen.

Hoos kadaawo Sawiradda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: