Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre oo la dar daarmay Ganacsatada Somaliyeed (dhegayso)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre oo la dar daarmay Ganacsatada Somaliyeed (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan jiheynta Dowladd

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Barnaaamij Gaar ah: Gurmadka Culumadda Puntland ee Qarixii Isgoyska Soobe (dhegayso)
Siyaasi Shoortaayo: “Mararka qaar Somaliland waxaad is dhahaysaa war meeshu ma isbitaalkii dhimirka oo dal dhan ah baa”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan jiheynta Dowladda Federaalka, si wax looga qabto Musuq Maasuqa.

Khayre ayaa Ganacsatada u sheegay in ay awood u leeyihiin in Wasiirada ay u sheegaan meelaha ay qaladaadka ka jiraan, hadii arrimahaasi ay isku fahmi waayaana ay awood u leeyihiin in u yimaadaan Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: