Wafdi hordhac u ah Safarka Madaxweyne Farmaajo oo Garowe soo gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Wafdi hordhac u ah Safarka Madaxweyne Farmaajo oo Garowe soo gaaray (dhegayso)

Wafti Hordhac u ah Safarka Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa lagu Wado inu Garoowe Soo gaaro , Waxaana maanta Caasimadda lagu soo dhaweyaay

GAROWE: HAB CASRI AH OO GAADIIDKA LOO CILAD BIXINAYO (daawo)
Cudurka Coronavirus oo mar kale ku soo laba kacleeyay dalka Shiinaha
ISLAAN CIISE ISLAAN MAXAMED OO SI KULUL UGA HADLAY DAGAALKA SAAXMEEGAAG (daawo)

Wafti Hordhac u ah Safarka Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa lagu Wado inu Garoowe Soo gaaro , Waxaana maanta Caasimadda lagu soo dhaweyaay Wafdigaas hordhaca u ah Madaxweynaha oo maalmo sii joogi doona Caasimadda Puntland ee Garowe,wuxuuna ka qayb gali doona sanad guurada 4-aad ee kaso wareegtay markii xilka loo doortay Madaxweyne Gaas.

Wasiirka Haweenka Puntland oo qayb ka ah Guddiga soo dhaweynta madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa daljir u sheegtay in maalmahan so soocda imaan donaan Garowe ,isla markaana gobaladda Puntland uu booqon doono Madaxweynaha Somaaliya Farmaajo.

Warbixintan Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Garowe kaso jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: