Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee dooraashoyinka DFS oo Gaaray Jowhar (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee dooraashoyinka DFS oo Gaaray Jowhar (dhegayso)

Wafdi ay Hogaaminayso Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka ayaa Gaaray Magaalada Jawhar Halkaasi oo ay la Tashiyo Kula Yeelandoonto Qaybaha bulshada. Maxamad Daahir oo Ka Mid ah Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka ayaa Radio Muqdisho Uga Waramay ujeeda booqashada ay ku Tageen Jawhar. Hoos kadhegayso Waraysiga http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a4b44ab0a0100514cc97567/Maxamad+Daahir+Xubin+ka+Mid+ah++gudiga+Madaxa+Banaan+ee+Doorashooyinka+.MP3

Five children shot dead overnight in Somali region
Madaxweynaha Guddiga Midowga Yurub Ursula von der: “Midowga Yurub waa inuu cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga”
Guddoomiyaha degmada Jariiban oo digniin udiray Hay,adaha ka howlgala degmada

Wafdi ay Hogaaminayso Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka ayaa Gaaray Magaalada Jawhar Halkaasi oo ay la Tashiyo Kula Yeelandoonto Qaybaha bulshada.

Maxamad Daahir oo Ka Mid ah Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka ayaa Radio Muqdisho Uga Waramay ujeeda booqashada ay ku Tageen Jawhar.

Hoos kadhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: