Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka oo sheegay in talaabo laga qaadi doono Ciidankii Weraray Guriga qaybdiid (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka oo sheegay in talaabo laga qaadi doono Ciidankii Weraray Guriga qaybdiid (dhegayso)

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaritaanno kadib ka hadashay falkii ay ciidammo ku galeen hooyga uu Senetor Cabdi Xasan Cawaale Qeeydiid oo ah gu

Iran oo qiratay in si aan ula kac ahayn ku soo riday diyaaraddii Ukrain
Warku waa dhanyahay, waana iga ballan …
Turkiga oo Xayiraad dhanka Fiisaha ku soo rogay dalal ay Soomaaliya ku jirto

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaritaanno kadib ka hadashay falkii ay ciidammo ku galeen hooyga uu Senetor Cabdi Xasan Cawaale Qeeydiid oo ah guddoomiyaha guddiga labada aqal ee Baarlamaanka JFS u qaabilsan dib u eegista Dastuurka.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow oo goor dhow shacabka kala hadlay Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in ayada oo la fulinayo amarka madaxweynaha la qaaday tallaabooyin looga jawaabayey falkii lagu galay hooyga Senetor Cabdi Qeeydiid.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: