Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka oo sheegay in talaabo laga qaadi doono Ciidankii Weraray Guriga qaybdiid (dhegayso)

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaritaanno kadib ka hadashay falkii ay ciidammo ku galeen hooyga uu Senetor Cabdi Xasan Cawaale Qeeydiid oo ah guddoomiyaha guddiga labada aqal ee Baarlamaanka JFS u qaabilsan dib u eegista Dastuurka.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow oo goor dhow shacabka kala hadlay Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in ayada oo la fulinayo amarka madaxweynaha la qaaday tallaabooyin looga jawaabayey falkii lagu galay hooyga Senetor Cabdi Qeeydiid.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com