Culumadda Somaliyeed oo ka hadlay Xaaladda Dalka Xiligan (dhegayso)

HomeWararka

Culumadda Somaliyeed oo ka hadlay Xaaladda Dalka Xiligan (dhegayso)

War qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa looga hadlay xaalda Siyaasadeed ee dalka ka jirta iyo khilaafyadii Siyaasadeed ee dh

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 43aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
Jabuuti oo tageero u muujisay dowladda Itoobiya
Wasiirka Cafimaadka Puntland oo ka digay khatarta xanuunka Ebola

War qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa looga hadlay xaalda Siyaasadeed ee dalka ka jirta iyo khilaafyadii Siyaasadeed ee dhacay.

Warka qoraalka ah ayaa loogu soo jeediyay Siyaasiyiinta mucaaradka ah fariin ku aadan in mucaaradnimadooda ay noqoto mid wax dhista balse aysan noqon mid wax dumisa.

Sidoo kale Culumada ayaa waxa ay ka digeen in awood aan sharci aheyn la adeegsado iyaga oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa Warbaahinta u Akhriyay Bayaanka ay Maanta soo saareen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: