Qoysaaska Barakacayaasha Gaalkacyo oo ka cabanaya xaladaa nololeed ee haysta (dhegayso)

HomeWararka

Qoysaaska Barakacayaasha Gaalkacyo oo ka cabanaya xaladaa nololeed ee haysta (dhegayso)

Qaxootiga Kaamka samawade oo ka hadlay xaladooda nololeed ayaa shegay in aysan hayasan habayaratee lahayn waxyabaha Gundhiga u ah nolosha aadana oo a

Guddoomiyaha Guddiga Doorshada Puntland: “Qof aan maanta isdiiwaan galin ma codeyndoono” (daawo)
Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar oo xadhiga ka jaray Isbitaalka Dagmada Shinniile ee xarunta GobolKa Sitti (Sawirro)
Xarun lagu lagu Daweeyo dadka dhimarka Qaba oo Garoowe laga furay (dhegayso)

Qaxootiga Kaamka samawade oo ka hadlay xaladooda nololeed ayaa shegay in aysan hayasan habayaratee lahayn waxyabaha Gundhiga u ah nolosha aadana oo ay kamidtahay Biyo. Cunto, Hooy, Waxbarasho iyo caafimaad, qoysaskaan ayaa madaxda dowlada puntland muslimita Hay.adaha iyo dowalada soomaliyaba ka codasaday in lala soo gaaro Gurmad bil.aadannimo.

Wariye shaafici cabdulqaadir Warsame ayaa Warbixintan Kaso diray Gaalkacyo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: