Ciidamo Tababar loogu soo xiray Magaaladda Muqdisho

HomeWararka

Ciidamo Tababar loogu soo xiray Magaaladda Muqdisho

Gen.Cabdi Wali Jaamac Xuseen Gorod Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan XDS oo tababar ku qaatay dug

BAYDHABO: NISA oo shaacisay inay qabatay Shabakad ka tirsan Al-Shabaab
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Dawladda Soomaaliya oo $500,000 oo dheeraad ah ku bixineysa gurmadka fatahaadaha

Gen.Cabdi Wali Jaamac Xuseen Gorod Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan XDS oo tababar ku qaatay dugsiga tababarka ee Sarreeye Gaas Dhaga-badan.

Ciidamada Tababarka loo soo xiray oo gaarayo boqolaal ayaa ku biiraya Ciidamo la sheegay in loo diyaariyay Howlgalo aan wali dhaqan gilin oo ay Iclaamisay Dowladda Soomaaliya,kuwaas oo ka bilaaban doona Gobalada Koofurta Soomaaliya.

Taliyaha Xoogga ayaa Ciidamada Cusub kula dar daarmay in ay gutaan waajibaadka Shaqo ee saaran, Taliyaha ayaa dhalinyarada caaboon ee Tababarka dhameestay ugu baaqay in ay la yimaadaan wax ka badalan sidii hore oo Al-Shabaab awoodooda lagu wiiqo karo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: