Xaflad lagu dhiiri galinayo Xulka Kubadda Cagta Puntland oo Garowe kasocota (Sawiro)

HomeWararka

Xaflad lagu dhiiri galinayo Xulka Kubadda Cagta Puntland oo Garowe kasocota (Sawiro)

Xarunta dalxiiska ee Hida Raac Garowe waxaa kasocota Xaflad Casho sharaf ah oo lagu dhiiri galinayo xulka Kubadda Cagta Puntland oo shalay Garowe kuso

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku wajahan dalka Tansaaniya
RW Khayre oo Kormeer ku Tagey Akademiyada Booliiska
Caawa & Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir “Sheekeeye” (DHEGAYSO)

Xarunta dalxiiska ee Hida Raac Garowe waxaa kasocota Xaflad Casho sharaf ah oo lagu dhiiri galinayo xulka Kubadda Cagta Puntland oo shalay Garowe kusoo laabta,kuwaas oo kaalinta labaad ka galay tartankii Maamul gobaleedyada iyo gobalka Banaadir.

Xafladda waxaa ku sugan Masuuliyiin katirsan Puntland ,Dhalinyaro,Nabadoono,Haween iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Garowe,waxaana xafladdan balaaran ku sugan dhamaan macalimiintii iyo xulka Kubadda Cagta Puntland.

intay xafladda socoto ayaa la gudoonsiinaya dhalinyaradda Xulka Kubadda Cagta Bilado iyo Abaalmarino lacageed ,kuwaas oo balan qadeen bilowgii tartan ciyareedka Ganacsato ku sugan Caasimadda Puntland ee Garowe.

Hoos kadaawo Qaar kamid ah Wariyaasha Daljir oo lagu Casumay Xafladdas oo sawiraddan ka qaaday goobta xafladda

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: