Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo kaga qayb galay Kulan looga hadlayo Nabadda Gaalkacyo (dhegayso)

kulan looga Hadlayay Nabada Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magalada Galkacyo kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay Madxwaynaha Puntland. Mamulada Gobolka Mudug ee labada dhinac, Nabadoono, wasiro kala Tirsan puntland iyo Galmudug iyo bulshada Rayidkaa

Warbixintan waxaa Gaalkacyo kaso diray Wariye shaafici Cabdulqaadir Warsame


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com