Xaflad lagu dhiiri galinayo Xulka Kubadda Cagta Puntland oo Garowe kasocota (Sawiro)

Xarunta dalxiiska ee Hida Raac Garowe waxaa kasocota Xaflad Casho sharaf ah oo lagu dhiiri galinayo xulka Kubadda Cagta Puntland oo shalay Garowe kusoo laabta,kuwaas oo kaalinta labaad ka galay tartankii Maamul gobaleedyada iyo gobalka Banaadir.

Xafladda waxaa ku sugan Masuuliyiin katirsan Puntland ,Dhalinyaro,Nabadoono,Haween iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Garowe,waxaana xafladdan balaaran ku sugan dhamaan macalimiintii iyo xulka Kubadda Cagta Puntland.

intay xafladda socoto ayaa la gudoonsiinaya dhalinyaradda Xulka Kubadda Cagta Bilado iyo Abaalmarino lacageed ,kuwaas oo balan qadeen bilowgii tartan ciyareedka Ganacsato ku sugan Caasimadda Puntland ee Garowe.

Hoos kadaawo Qaar kamid ah Wariyaasha Daljir oo lagu Casumay Xafladdas oo sawiraddan ka qaaday goobta xafladda

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com