Xarun Cusub oo lagu Xanaaneyo Caruurta Naafadda ah oo Gaalkacyo laga Hirgalinayo (dhegayso)

HomeWararka

Xarun Cusub oo lagu Xanaaneyo Caruurta Naafadda ah oo Gaalkacyo laga Hirgalinayo (dhegayso)

Magaalada Galkacyo ayaa dhawaan laga furi doono xarun lagu xanaaneeyo caruurta naafada ah.Taas oo laga shaqeynayaay in mudo ah sidii loo samayn lahaa

Clan conflict leaves 20 dead in Somalia
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Alshabaab oo Tababar U Soo Xidhay Dagaalyahano Ajaaniib ah (Sawirro)

Magaalada Galkacyo ayaa dhawaan laga furi doono xarun lagu xanaaneeyo caruurta naafada ah.Taas oo laga shaqeynayaay in mudo ah sidii loo samayn lahaa Xaruntaas oo baahi weyn u qabaan Caruurta Naafadda ah.

Urur lagu macaabo Abshir Xasan Foundation oo kajira dalka Jarmalka ayaa sheegay inay arkeen caruur badan oo naafo ah oo ubaahan in waxlo qabto,maadama yihin Caruurta kuwo an hellin daryeel Buuxa.

Muno Maxamed Cabdi Faray oo katirsan ururkas ayaa Wariye Jamaal Faarax Aadan uga warantay xaruntaan loo furaayo caruurta naafada ee ku dhaqan Galkacyo,iyado nagu soo booqatay Xarunta Daljir Gaalkacyo,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: