Alshabaab oo Tababar U Soo Xidhay Dagaalyahano Ajaaniib ah (Sawirro)

HomeWararka

Alshabaab oo Tababar U Soo Xidhay Dagaalyahano Ajaaniib ah (Sawirro)

Al-shabaab ayaa tababar u soo xirtay Ciidan cusub oo kenyaan ah ,kuwaa soo ka mid noqonaya Ciidamada Al-Shabaab ee Weerarada ku qaadaya gudaha dalka K

Khayre oo shacabka dhuusamareeb ku dhirigaliyeey inay dalkooda dhistaan (Daawo)
Rooble oo maanta Doha kula kulmaya Amiirka dalka Qatar
Degmada Gumbax & Xatooyada kheyraadka dalkeena (Waraysi)

Al-shabaab ayaa tababar u soo xirtay Ciidan cusub oo kenyaan ah ,kuwaa soo ka mid noqonaya Ciidamada Al-Shabaab ee Weerarada ku qaadaya gudaha dalka Kenya.

Ciidamadaan ayaa tababarka waxaa uu soo xiray Afhayeenka  Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage, isagoona sheegay in ciidamadaan ay yihiin  Ciidamo Kenyaan oo kusoo biiray Al-Shabaab ,islamarkaana hadda ka dib Weeraro ku qaadi doona dalka Kenya.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: