HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, Oct 05, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Duqa magaalada Muqdisho oo tafaasiil ka bixiyey baaxada khasaaraha qarixii xarunta Hargaha & Saamaha; Issimada & madaxda Puntland oo cambaareeyey qaraxii Muqdisho; dhimashada & dhaawaca oo sii kordhaya; Geeldoon, Gudd. guddiga nabadaynta ee colaadii Galgala oo sheegay in hawlaha nabadu ay sidii loogu talagalay u socdaan.

Caption ...

Dowladda Kenya oo sheegtay inay dishay 40-ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab.
PUNSAA ?dowladda Puntland ha hir-geliso xafiiska difaaca xuquuqda aadanaha si dhaqso ah?
Muqdisho oo laga xusay 1-da Luuliyo

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 1