Hay’adda PAC oo kulan wacyigalin ah u qabatay Ardayda Jaamacadaha Gaalkacayo (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Hay’adda PAC oo kulan wacyigalin ah u qabatay Ardayda Jaamacadaha Gaalkacayo (dhegayso+Sawiro)

Hay.ada Ladagaalanka Cudurka HIV/AIDS U qabilsan Puntland ee PAC ayaa kulan wacsogalin ah uqabatay Ardayda Jaamacadaha, Shaqaalaha Cafiimaadka.iyo qay

Wadahadallo u dhaxeeya Dowladda Itoobiya iyo Ururka ONLF oo Nairobi ka furmay
Burtinle oo lagu soo dhaweyeey Suldaan Maxamuud Axmed Warsame (dhegayso| Sawiro)
Waraysi: Maxaa u qorshaysan guddoomiyaha cusub ee loo doortay degmada Jariiban? (Daawo)

Hay.ada Ladagaalanka Cudurka HIV/AIDS U qabilsan Puntland ee PAC ayaa kulan wacsogalin ah uqabatay Ardayda Jaamacadaha, Shaqaalaha Cafiimaadka.iyo qaybaha kala Gadisan ee bulshada Magalaada Galkacayo

kulanka oo kadhacay isbitaalka Guud ee Magaalada Galkacyo ayaa waxaa looga hadlayay sidii loo yarayn lahaa faquuqa lagu hayo dadaka lanool Xanuunka HIV.

Wariye Shaafici Cabdiqaadir Warsame ayaa Warbixintan kaso diray Gaalkacyo


a

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: