Madaxweynaha Puntland oo Booqday Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo (dhegayso)

Madaxwayanaha dowlada Puntland ayaa booqday xarumo ay dowladu ka dhistaya Magalada Galkacyo kuwaasi oo ay kamid ahayeen dhismaha Madaxtooyada Gobolka

Wasiir Abdi Farah Juxa “Intii Halgan jirey Hagardaamana waa jirtey,”
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Jariiban kormeer ku jooga (dhegayso)
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxwayanaha dowlada Puntland ayaa booqday xarumo ay dowladu ka dhistaya Magalada Galkacyo kuwaasi oo ay kamid ahayeen dhismaha Madaxtooyada Gobolka Mudug, suuqa Xero Dayax, bangiga, dhismaha isbitaalka Guud ee Magalada Galkacyo iyo dhismayaasha wasaradaha Ganacsiga, iyo Kaluumaysiga

Madaxwayanaha ayaa sidoo kale xariga ka jaray saddex wado oo laami ah kuwaas oo laga Hirgaliyay Magalada Galkacyo

Warbixin amuurtaasi kusabsan waxaa Galkacyo kasoo diray shafici abdulkadir warsame

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: