Qalab Waxbarasho oo la garsiyaay dugsiyo kuyaal Qandala (dhegayso)

Qalab Waxbarasho oo la garsiyaay dugsiyo kuyaal Qandala (dhegayso)

Dugsiyada Hoose iyo dhaxe ee kuyaala Deegaano ay kamidyihiin Qandala iyo Xumbays ayaa dhawaan waxaa lagaarsiiyay Agab waxbarasho oo ka kooban.

Buugaagta Fasalada 8daad , Agabka soolarka ee ay xiliyada habeenkii Ardaydu wax kubartaan, iyo Qalab waxbarasho oo ay macalimiinu adeegsadaan.

iskuulada lageeyay Agabkan ayaa waxaa kamid ah iskuulka hoose dhaxe ee katun tuulada unuun ee degmada Qandala iyo dugsiga hoose dhaxe ee kodmo ee degmada xumbays waxaana Agabkan waxbarasho deegaanadaasi gaarsiiyay Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Arbac .

Haba Maamulayaasha labada dugi ee dagmooyinkaasi ayaan kawaraysanay deeqdaasi lasoo gaarsiiyay.iyo waxa ay kabadalayso baahidahay waxbarasho oo ay qabaan?

Wariye Xasan Heykal ayaa ugu horeen waxa uu waraystay Maamulaha iskuulka kodmo ee degmada Xumabays.

intaasi kadib waxa uu isna qadka telfoonka kuwaraystay Maamulaha iskuulka xaaji kaaun tuulada unuun ee degmada Qandala ee G/bari C/risaaq ismaaciil ibraahin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com