Waxgaradka Puntland ee Qurbajoogta ah oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha isku haya Cagaare (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Puntland ee Qurbajoogta ah oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha isku haya Cagaare (dhegayso)

Suldaan Maxamuud Yuuusuf Cabdi oo kamid ah Waxgaradka Puntland ee dalka dibadiisa ku sugan oo xirir la soo sameyaay Radio daljir ayaa waxa uu baaq Nab

Amiirka Qadar: “Soomaaliland waa Gobol Yar oo Le’eg Guriceel Cidina Ma Aqoonsana”
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddoomiyay Shir looga hadlayay dardargalinta Howlgallada ka dhanka ah al-shabaab
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Taliyeyaasha Ciidanka Booliska Puntland.

Suldaan Maxamuud Yuuusuf Cabdi oo kamid ah Waxgaradka Puntland ee dalka dibadiisa ku sugan oo xirir la soo sameyaay Radio daljir ayaa waxa uu baaq Nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya degaanka Cagaare ee gobalka sool.

wuxuu ugu baaqay dhinacayada walaalaha ah ee is hayaha inay nabada ka shaqeyaan oo dhiig dambe aysan daadin maadama dadku yihiin dad walaalo ah oo ehel iyo qaraabo ah.

Hoos kadhegayso Codka Suldaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: