Haweenka Gobalka Nugaal oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha Cagaare ku dagaalamaya (dhegayso)

HomeWararka

Haweenka Gobalka Nugaal oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha Cagaare ku dagaalamaya (dhegayso)

Muxubo Maxamed Yuusuf oo kamid ah haweenka gobalka Nugaal ,gaar ahaan Caasimadda Puntland,ahna Guddoomiyaha Xaafada Horseed ee Garowe ayaa baaq Nabade

Madaxweynaha Puntland oo Rukhseeyey Sarkaakiil Ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland
32 Years old Somaliland on deathbed and what an end to an era!
Gudoomiyihii hore ee gobolka Cayn oo ka hadlay halka lagu dooranayo X/DFS ee Puntland.

Muxubo Maxamed Yuusuf oo kamid ah haweenka gobalka Nugaal ,gaar ahaan Caasimadda Puntland,ahna Guddoomiyaha Xaafada Horseed ee Garowe ayaa baaq Nabadeed u dirtay Beelaha ku dagaalamaya degaanka Cagaare ee dhulka howdka sool.

Muxubo oo soo booqatay Daljir Garowe ayaa sheegtay inay baaq Nabadeed u dirayso Beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Howdka gobalka ,waxayna ugu baaqday in si deg deg ah dagaalka u joojiyaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: