Madaxwaynaha Hirshabelle oo baarlamaanka kala hadlay ansixinta wasiirada

HomeWararka

Madaxwaynaha Hirshabelle oo baarlamaanka kala hadlay ansixinta wasiirada

Madaxwayanaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wada dadaallo uu ku raadinayo taageerada golaha xukuumadad cusub ee uu dhowaan ku dhawaaqay oo baar

Barnaamijka tartan iyo tacliin habeenkii saddexaad
Sidee lagu soo ceelin karra doorkii Sugaanta? (Daawo)
Khilaafka dowladda Soomaaliya iyo Imaaraatka oo lagu eedeeyey Qadar

Madaxwayanaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wada dadaallo uu ku raadinayo taageerada golaha xukuumadad cusub ee uu dhowaan ku dhawaaqay oo baarlamaanka uu ku horgaynayo.

Wararka ayaa sheegaya maalmihii lasoo dhaafay inay jirtay diidmo ka imaanaysa qaar ka mid ah baarlamaanka oo sheegay inay ansixin doonin xukuumadda cusub madaxwayne Waare.

Waxaa ay  ucuskadeen inaan loo dhamayn dowladda iyo beelaha qaarkood oo saluugsan xilalka, horayna sadex wasiiru dowle ayaa iska casilay xilalkii uu magacaabay madaxwaynaha Hirshabelle.

Maamulkan oo jira wax ka yar laba sano ayaa maraya madaxwaynihiii labaad, iyadoo madaxwaynihii hore Cali Cabdulaahi Cosolble xilka looga qaaday xil gudasho la’aan.

Dadka ka faalooda arimaha siyaasadda ayaa sheegaya inuu jiro damac mudanayaasha baarlamaanka ay ku doonayaan inay ku helaan xilal wasiiro ah oo madaxwaynaha uu magacaabo, si xukuumadda ay u ansixiyaan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: